Prayers & Meditations

Somali · Bahá'u'lláh

Add range:

Short Obligatory Prayer

To be recited once in twenty-four hours, at noon.

Waxaan marag ka ahay, Eebbow, inaad ii abuurtay aqoonsigaaga iyo caabudidaada. Waxaan hadderba marag ka ahay tabardarridayda iyo karitaankaaga, cayrnimadayda iyo hodanimadaada. Eebbow, Ilaah kale majiro adiga mooyee, dhibkabixiye, weligijire.